Current Promotions

No active promotions at the moment. Check back later for special offers!

No video available

Get in Touch

Visit Website

About

Jaamacadda Daarulxikmah waa jaamacad ka hanaqaaday dalka Soomaaliya dabayaaqadii sannadkii 2012 kii.
waxay si weyn uga soo muuqatay masraxa waxbarashada iyo barbaarinta suubban ee gobolka geeska Afrika iyo dunida Carabta iyo Islaamka , iyadoo xiriirro wax ku ool ah la samaysay jaamacado aad u facweyn gudaha iyo dibaddaba ku leh sumcad qiimo badan.
Jaamacaddu waxay go'aansatay inay dusha u dhigato soo saaridda jiil ku hubaysan cilmi, alkhlaaq, xikmadda iyo waayo aragnimana hugoodu yahay.
Halku dhiggeedana waa: "Hiigsigeennu Waa Aqoon Iyo Xikmad, Anshaxa Suubanina Waa Seetaheenna".

Keywords

No keywords available

Amenities

No amenities listed yet

Upcoming Events

No upcoming events scheduled

Frequently Asked Questions

No FAQs available for this business.

Reviews

No reviews yet. Be the first to review!

Social Links

No social media links available

Photo Gallery

No photos available

Contact Information

Email not available

Business Info

20
2012
Not Available

Business Hours

Business hours not available

Own This Business?

Unclaimed

Take control of your business page to update information, respond to reviews, and more.

Claim This Business